Ismaaciil Ibrahim (Jundulah) oo isku dhiibay ciidanka Jubbaland (Daawo Sawirro)

Sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa kooxda Al shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland Ismaaciil Ibrahim Maxamuud (Jundulah) oo kamid ahaa al shabab ayaa xalay isku soo dhiibay ciidanka Jubaland ee ku sugan degmada Afmadow. “Qaar badan oo ka mid ahaa Khawaarijta ayaa bilaabay in ay isaga soo cararaan duurka ay ku … Continue reading Ismaaciil Ibrahim (Jundulah) oo isku dhiibay ciidanka Jubbaland (Daawo Sawirro)